Sidee eer foon kaaga la isugu sawiraa Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps - December 09, 2017 Sidee la isugu sawiraa eer foon kaaga Daawo muqaal kan lagaga hadlayo qaabka la isigu sawiro eer foon ka Xagan kasoo dajiso App ka la isticmaalayo👇 EZ SELFIE QM:- SHILLE Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps Comments
makaa lumaa taleefan kaagu - November 13, 2017 Haa kuligeenba taleefanada way inagaga lumaan guryaha dhexdooda ama guriga dibaddiisaba markaa maxaa xal ah ? Waxaa xal ah in aad soo dajisato barnà amijka (clap to find) Barnamij kaas oo ku brogiraamsan cod maqal. Cod maqalkaas oo ah in marka aad sacab garaac do uu maqli kadibna uu falaash laydh iyo cod rington ah uu bixin doono si aad u'garato meesha uuyaalo. in taas waxaa dheer sacab kuu gaar ah ayaad ku xidhinkartaa. Waa kuwanSawirada barnaamjka (clap to find) Hadaad rabto in aad soo dajisato barnaamijka qoraalka hoose taabo. 👇👇👇👇👇 Clap to find Read more
internet haldaqiiqo gudaheed maxaa ka dhexdhaca - November 27, 2017 Haldaqiiqo gudaheed internet dhexdiisa maxaa ka dhaca Natiijada sawir ka hoose ka fiirso Hadaad rabto in aad ogaato sida internetka uu horumarayo Sawirka hoose ka fiirso natiijada QR:-shille Read more
Comments
Post a Comment