Popular posts from this blog
Firefox waxaa lagusoo daray digniin
Firefox iyo digniin hadaad isticmaashid browser ka( firefox) Iyo hadaadan isticmaalin waxaad ogaataa in lagu soo kordhiyey digniin digniintaas oo ah sida soo socota. -marka aad galeysid webyo ay budhcada internetka jabsateen oo kale waalaguu digayaa waxaana lag weydiin imeelkaga. Sida sawirka kumuuqata. -hadii aad tahey qof horey "budhcada" internet ku jabsadeen imeel kuuma soo dhigayo. Qm:-shille




Comments
Post a Comment