Posts

Showing posts from November, 2017

internet haldaqiiqo gudaheed maxaa ka dhexdhaca

Image
Haldaqiiqo gudaheed internet dhexdiisa maxaa ka dhaca Natiijada sawir ka hoose ka fiirso  Hadaad rabto in aad ogaato sida  internetka uu horumarayo Sawirka hoose ka fiirso natiijada QR:-shille

Firefox waxaa lagusoo daray digniin

Image
Firefox iyo digniin hadaad isticmaashid browser ka( firefox) Iyo hadaadan isticmaalin  waxaad ogaataa in lagu soo kordhiyey digniin digniintaas oo ah sida soo socota. -marka aad galeysid webyo ay budhcada internetka jabsateen oo kale waalaguu  digayaa waxaana lag weydiin imeelkaga. Sida sawirka kumuuqata. -hadii aad tahey qof horey "budhcada" internet ku jabsadeen imeel kuuma soo dhigayo.  Qm:-shille

(Anti spyware) difaac iyo bandhig sir

Image
Kusoo dhawoow shille sheek blog BarnaamijkaN ama app kani waxa uu kaqbtaa laba shaqo. shaqadiisa 1aad waa fayraska ayuu kutisi si'aad uga saarto taleefankaada. shaqada 2aad waxuu soo bandhigaa hadii  si qarsoon loo lasocda taleefan kaaga shakhsiyeed IWM. Sawirada barnaamijka ama App ka Xagan kasoo dajiso👉👈👉👈👇👇👇 Anti spyware & malware Qm:-Shille

samsung galaxy s9 EXPLAIN IN SOOMAALI Language

Image
              Kusoo dhawaada shille trickys blog Shirkada (samsung) iyo taleefan keeda cusub galaxy S9  Waxey shegtey shirkadu in aynan soo bandhigeyn bilowga sanadka 2018 taleefan keeda cusub ee galaxy S9 Sida uu u egyaheyna aynan waxba ka soo bandhigeyn! Laakiin waxaa lasoo shaaciyey sawirka taleefan ka galaxy s9 . Waxaana shaacisey shirkad lagu maga caabo (GHOSTEK)  Qm:- shille

ARDEY XISAABTU DHIBTO MATAHEY

Image
Hadii ay kudhibto maadada xisaabta maanta kadib kuma dhibeyso sabab? Sababtu waxa weeyaan waxad heshey (photomath) WAAMAXAY PHOTOMATH? Qeexid barnaamijka ama appka (photomath) Photomath waa Barnaamij kashaqeeya xisaabta qoran adiga oo u isticmaalaya kaameerada taleefankaaga sida sawirada kumuuqata👇 Fidiyogan daawo lagu sharaxayo (photomath) Xagan kasoo dajiso 👇 Photomath Qm:-shille

makaa lumaa taleefan kaagu

Image
Haa kuligeenba taleefanada way inagaga lumaan guryaha dhexdooda ama  guriga dibaddiisaba markaa maxaa xal ah ? Waxaa xal ah in aad soo dajisato barnàamijka (clap to find)  Barnamij kaas oo ku brogiraamsan cod maqal. Cod maqalkaas oo ah in marka aad sacab garaac do uu maqli kadibna uu falaash laydh iyo cod rington ah uu bixin doono si aad u'garato meesha uuyaalo. in taas waxaa dheer sacab kuu gaar ah ayaad ku xidhinkartaa. Waa kuwanSawirada barnaamjka (clap to find) Hadaad rabto in aad soo dajisato barnaamijka qoraalka hoose taabo.                          👇👇👇👇👇                                         Clap to find

*#7353# hadaad taleefan ku qorto maxaa dhici

Image
*# 7353# koodhkan hadaad kuqorto taleefan maxaa soo bixi kuligeen waan wada jacel nahey in aan taleefanba taleefanka uu kadan beeyo qaadano lkn waxaa lagayaabaa in aynu wada heli wayno lacag gaadhaysa qiimaha taleefanka markaa maxaa xal ah?   lagayaabaa in aad istraahdo ama ku fikirto in aad iibsoto kula isticmaaley  lkn intabadan waa la isku siraa taleefanada la isticmaalo oo waxaa lagayaabaa in lagaa iibiyo ku ciladeysan. marka si aynkuugu dhicin mashkiladdaas ookale waa in aad *#7353# aad maskaxdaada ku heysid sabab ? sababtu waa *#7353# wuxuu kaacaawinayaa in aad iska jeegireyso taleefanka aad rabto inuu shaqeynayo si tayo leh amaba fiican. sida sawirka ka muuqata waxuu kuu soo saaridoono insh allah. codka iskriinka ama shaashadda sbiikarka kaameerada I W M   in taas ayuu ku eeg yahey mawduuca manta. fadlan waxaan idinka codsanayaa in aad like   sii saan bayjka aan facebook ga kuleeyahey. halkan farta kutaabo>>>>>>   Sh

google assistant >waa

Image
google assistant asc sida aynu wada ognahey tiknoolajiyada ayaa marb marka kadan beysa sii haru mareysa sidoo kalena noloshuna wey hurumareysaa marba markaka  danbeysa . google assistant waanidaam cusub nidaam kazoo kuu sahlaya in aad laxidhii dho google si qoraal fariineed ah iy si codba .   google assistant waxuu kaaliya   marki lasoosaarey   ufasexnaa ( android7.1 ) laakiin hada waxaad kahelysaaa hada  ( google play store   ) halkan kasoo dajiso    https://play.google.com/store/apps/details?id=com.google.android.apps.googleassistant waa kuwan sawirada google assistant set by > shille sheekh

TIMER LOCK HIDE VIDEO WAA APP AAD UBAAHANTAHEY ee soo dajiso

Image
ASSALLAAMU CALAYKUM TIMER waa application kaasoo leh qaab ka qarinta sawirada video ga  (document) tiyada iyo   xidhida barnaamijyada Talaabooyinkan raac si'aad ugashid app ka waxaad galin email kaaga iyo password kaaga kadibna sawiradan lasaco waa kuwan sawiro screen shoot ah  app ka timer botankaa cad ee dhexda saacada ayaa taaban wareeji faalaadhaha saacada oo ku jooji tirada  aad rabto kadib aap lock gal application ka aad rabto ayaad xidhan To download >>>>>>>>>>>👇 Timer

IPHONE X WAA MOBILE CUSUB OO AY SHIRKADA APPLE SOO SAARTEY

Image
ASALAAMU CALEYKUM   WARAXMATULLAAHI WABARAKATUH SHirkada ( APPLE ) goob fadhigeeda cusub ee la idhaahdo ( APPLE PARK ) waxey  kusoo  bandhigtey taleefanka ( IPHONE X  ) IY0 (IPHONE 8 )    LAAKIIN waxaan kahadlayaa  (IPHONE X) WAXA CUSUB EE IPHONE X charge laasiiki ah apple woch air phone air poods face ID screen oled storage 64-GB DAAWO VIDEO GAN LAGU SOO BANDHIGAYO (IPHONE X) daawasho wcn    setby;-shille sheekh     

app aan caadi aheyn oo shidan soomaaliyey ka faa'iidaysta

Image
Majeceshahey in aad yeelato lanbar taleefan oo ah mareykan adigoon joogin  dalka mareykanka Kuley khayaali baa layar moodaa laakiin waa dhab oo waad yeelan karataa lanbarka  Intaa waxaa kuu dheer waxaad si bilaash ah ugu garaaci ama u wici kartaa labo dal labadaa dal oo kala ah   canada & America Waa kuwan sawiro screen shoot ah Oo aan kasooqaadey app ka  2ndline   Si aad usoo dajisato raac linkigan 👈👉👈👉👇 2ndline Qm:- shille