TIMER LOCK HIDE VIDEO WAA APP AAD UBAAHANTAHEY ee soo dajiso

ASSALLAAMU CALAYKUM

TIMER waa application kaasoo leh qaab ka qarinta sawirada video ga (document) tiyada iyo xidhida barnaamijyada

  • Talaabooyinkan raac si'aad ugashid app ka

  • waxaad galin email kaaga iyo password kaaga
kadibna sawiradan lasaco
waa kuwan sawiro screen shoot ah  app ka timer
  • botankaa cad ee dhexda saacada ayaa taaban

  • wareeji faalaadhaha saacada oo ku jooji tirada  aad rabto
  • kadib aap lock gal
  • application ka aad rabto ayaad xidhan
  • To download >>>>>>>>>>>👇

Timer

Comments

Popular posts from this blog

samsung galaxy s9 EXPLAIN IN SOOMAALI Language

google assistant >waa