Posts

Showing posts from December, 2017

Sidee eer foon kaaga la isugu sawiraa

Image
Sidee la isugu sawiraa eer foon kaaga Daawo muqaal kan lagaga hadlayo qaabka la isigu sawiro eer foon ka Xagan kasoo dajiso App ka la isticmaalayo👇 EZ SELFIE QM:- SHILLE

Viva video pro iyo video show pro

Image
Sidaynu wada ognahey app ka (viva video ) iyo app ka (video show )  waa labo App oo caan ah Laakiin waxey leeyihiin (pro) version) ama kuwo ubaahan in aad iib sato marka aad rabto in aad soo .dajisato Pro version Muxuu kaga duwan yahey ka bilaash ka ah Inta aad  doonto ayaad fidhiyoga kadhigan karataa 5 6 ama 15 inta aad doonto ma xadidna Wuu ka filtaro badan yahey     Wuuka (themes) badan yahey Farta qoraal keeda wey kukala duwan yihiin Waxyaabo badan oo aadan ku arag kabilaash ka ah  ayaad kala kulmi  doontaa Si'aad usoo dajisato taabo qoraalada hoose Viva video pro Video show pro QM:- SHILLE

Datally mobile data maad maqashey

Image
ma isticmaa shaa  4G  AmA 3G Hadey jawaabtaadu tahey haa Aqri mawduucan kahadlaya  app cusub oo ay shirkada google leydahey App kan oo ah ku kuu keydinaya 3G ama 4G  Sidaynu wada ognahey (back ground) ga ayaa laxidhaa si uu kuugu keyd samaan meega bay yadaada Lkn app kan ayaa shaqadaa lawareegayo  Waxaa kale oo uu leeyahey app kani qaab uu kuu tusayo inta mega baat uu isticmaalayo app kasta Sawirada app ka Mar aad gasho app ka taabo qufulka si'aad ub Active  greyso  Kadib app ka ayaa keydinta internet ka bilaabaya Muuqaalkan daawo lagu sharaxayo ( DATALLY ) DAAWASHO WCN Si'aad usoo dajisato  Taabo hoos taab 👉👈👉👈👇👇 Datally                            Qm:- shille

Whats app maxaa ku cusub

Image
Whats app waxaa laguu soo kordhiyey qaab aad umasixi karto fariintaada aad udirtey qof kale masixidda aad masaxeysidr adiga kaliye kama masaxeyso ee labadaiinaba waad kamasexeysaa Dariiqadan loo masaxayo waxey ku xdhan tahey saacada badelitaan keeda                                                         Sidee adiga iyo qofka kaleba uga masixi kartaa fariinta 1:- (waxaad tageysaa( setting 2:-waxaad galeysaa data & time 3:-saacada ayaad badeli hadey saxsantahey 4:-whats app ka ayaad gali waxaad taaban fariin taad rabto in aad masaxdid kadib wuxuu kuugu soo dari khaanad cusub oo ah delete for every one  Kadib wuxuu kadhiga meeshii  fariinta waad masaxdey Isbadalka kafiirso sawirkan Qm:- shille