Viva video pro iyo video show pro

Sidaynu wada ognahey app ka
(viva video ) iyo app ka (video show )  waa labo App oo caan ah
Laakiin waxey leeyihiin (pro) version) ama kuwo ubaahan in aad iib sato marka aad rabto in aad soo
.dajisato


Pro version
Muxuu kaga duwan yahey ka bilaash ka ah
  • Inta aad  doonto ayaad fidhiyoga kadhigan karataa 5 6 ama 15 inta aad doonto ma xadidna
  • Wuu ka filtaro badan yahey 
  •    Wuuka (themes) badan yahey
Farta qoraal keeda wey kukala duwan yihiin

Waxyaabo badan oo aadan ku arag kabilaash ka ah 
ayaad kala kulmi doontaa


Si'aad usoo dajisato taabo qoraalada hoose




QM:- SHILLE




Comments

Popular posts from this blog

samsung galaxy s9 EXPLAIN IN SOOMAALI Language

google assistant >waa