Datally mobile data maad maqashey


ma isticmaa shaa  4G  AmA 3G

Hadey jawaabtaadu tahey haa
Aqri mawduucan kahadlaya  app cusub oo ay shirkada google leydahey
App kan oo ah ku kuu keydinaya 3G ama 4G 
Sidaynu wada ognahey (back ground) ga ayaa laxidhaa si uu kuugu keyd samaan meega bay
yadaada
Lkn app kan ayaa shaqadaa lawareegayo 
Waxaa kale oo uu leeyahey app kani qaab uu kuu tusayo inta mega baat uu isticmaalayo app kasta

Sawirada app ka

Mar aad gasho app ka taabo qufulka si'aad ub Active 
greyso 
Kadib app ka ayaa keydinta internet ka bilaabaya

Muuqaalkan daawo lagu sharaxayo ( DATALLY ) DAAWASHO WCN

Si'aad usoo dajisato 
Taabo hoos taab 👉👈👉👈👇👇

                           Qm:- shille




Comments

Popular posts from this blog

samsung galaxy s9 EXPLAIN IN SOOMAALI Language

google assistant >waa