Whats app maxaa ku cusub



Whats app waxaa laguu soo kordhiyey qaab aad umasixi karto fariintaada aad udirtey qof kale masixidda aad masaxeysidr
adiga kaliye kama masaxeyso ee labadaiinaba
waad kamasexeysaa

Dariiqadan loo masaxayo waxey ku xdhan tahey saacada badelitaan keeda
 
                                                      Sidee adiga iyo qofka kaleba uga masixi kartaa fariinta

1:- (waxaad tageysaa( setting

2:-waxaad galeysaa data & time

3:-saacada ayaad badeli hadey saxsantahey

4:-whats app ka ayaad gali waxaad taaban fariin taad rabto in aad masaxdid kadib wuxuu kuugu soo dari khaanad cusub oo ah delete for every one 


Kadib wuxuu kadhiga meeshii  fariinta waad masaxdey

Isbadalka kafiirso sawirkan






Qm:- shille



Comments

Popular posts from this blog

samsung galaxy s9 EXPLAIN IN SOOMAALI Language

google assistant >waa