google assistant >waa

google assistant

asc sida aynu wada ognahey tiknoolajiyada ayaa marb marka kadan beysa sii haru mareysa
sidoo kalena noloshuna wey hurumareysaa marba markaka  danbeysa
.
google assistant waanidaam cusub nidaam kazoo kuu sahlaya in aad laxidhii dho google si qoraal fariineed ah iy si codba .
 google assistant waxuu kaaliya  marki lasoosaarey  ufasexnaa ( android7.1 ) laakiin hada waxaad kahelysaaa hada  ( google play store )




waa kuwan sawirada google assistant





abdi shakur


set by > shille sheekh

Comments

Popular posts from this blog

samsung galaxy s9 EXPLAIN IN SOOMAALI Language