*#7353# hadaad taleefan ku qorto maxaa dhici

*#7353# koodhkan hadaad kuqorto taleefan maxaa soo bixi

kuligeen waan wada jacel nahey in aan taleefanba taleefanka uu kadan beeyo qaadano lkn waxaa lagayaabaa in aynu wada heli wayno lacag gaadhaysa qiimaha taleefanka
markaa maxaa xal ah?  
lagayaabaa in aad istraahdo ama ku fikirto in aad iibsoto kula isticmaaley  lkn intabadan waa la isku siraa taleefanada la isticmaalo oo waxaa lagayaabaa in lagaa iibiyo ku ciladeysan.
marka si aynkuugu dhicin mashkiladdaas ookale waa in aad *#7353# aad maskaxdaada ku heysid
sabab ?
sababtu waa *#7353# wuxuu kaacaawinayaa in aad iska jeegireyso taleefanka aad rabto inuu shaqeynayo si tayo leh amaba fiican.

sida sawirka ka muuqata waxuu kuu soo saaridoono insh allah.



codka
iskriinka ama shaashadda
sbiikarka
kaameerada I W M
 

in taas ayuu ku eeg yahey mawduuca manta.
fadlan waxaan idinka codsanayaa in aad like  sii saan bayjka aan facebook ga kuleeyahey.
halkan farta kutaabo>>>>>>  Shille trickys


ABDI SHAKUR MOHAMED

QM- shille 


 













Comments

Popular posts from this blog

samsung galaxy s9 EXPLAIN IN SOOMAALI Language

google assistant >waa