makaa lumaa taleefan kaagu

Haa kuligeenba taleefanada way inagaga lumaan guryaha dhexdooda ama  guriga dibaddiisaba markaa maxaa xal ah ?
Waxaa xal ah in aad soo dajisato barnàamijka (clap to find) 
Barnamij kaas oo ku brogiraamsan cod maqal.
Cod maqalkaas oo ah in marka aad sacab garaac do uu maqli kadibna uu falaash laydh iyo cod rington ah uu bixin doono si aad u'garato meesha uuyaalo.
in taas waxaa dheer sacab kuu gaar ah ayaad ku xidhinkartaa.

Waa kuwanSawirada barnaamjka (clap to find)


Hadaad rabto in aad soo dajisato barnaamijka qoraalka hoose taabo.                          👇👇👇👇👇
                                       Clap to find










Comments

Popular posts from this blog

samsung galaxy s9 EXPLAIN IN SOOMAALI Language

google assistant >waa