app aan caadi aheyn oo shidan soomaaliyey ka faa'iidaysta


Majeceshahey in aad yeelato lanbar taleefan oo ah mareykan adigoon joogin  dalka mareykanka

Kuley khayaali baa layar moodaa laakiin waa dhab oo waad yeelan karataa lanbarka 
Intaa waxaa kuu dheer waxaad si bilaash ah ugu garaaci ama u wici kartaa labo dal labadaa dal oo kala ah   canada & America

Waa kuwan sawiro screen shoot ah

Oo aan kasooqaadey app ka 2ndline

 







Si aad usoo dajisato

raac linkigan πŸ‘ˆπŸ‘‰πŸ‘ˆπŸ‘‰πŸ‘‡

2ndline

Qm:- shille

Comments

Popular posts from this blog

Datally mobile data maad maqashey

Firefox waxaa lagusoo daray digniin