Sidaynu wada ognahey app ka (viva video ) iyo app ka (video show ) waa labo App oo caan ah Laakiin waxey leeyihiin (pro) version) ama kuwo ubaahan in aad iib sato marka aad rabto in aad soo .dajisato Pro version Muxuu kaga duwan yahey ka bilaash ka ah Inta aad doonto ayaad fidhiyoga kadhigan karataa 5 6 ama 15 inta aad doonto ma xadidna Wuu ka filtaro badan yahey Wuuka (themes) badan yahey Farta qoraal keeda wey kukala duwan yihiin Waxyaabo badan oo aadan ku arag kabilaash ka ah ayaad kala kulmi doontaa Si'aad usoo dajisato taabo qoraalada hoose Viva video pro Video show pro QM:- SHILLE